Ma dooneysaa in Guri fillo ah oo qurux badan ka iiibsato Xafada towfiiq ee magalada Muqdisho

Gurigan waa Filo ka dhisan Shan Qol, Saddex Musqulood, Kushiin, Barando Shub ah iyo Barxad yar oo hal gaari nooca Raaxada ah ku xaroon kara, isla markaana ah 10X20.


Wuxuu ku yaalaa Gurigan Filada Iibka ah Xaafada Towfiiq Degmada Yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho, gaar ahaan Nawaaxiga Ex-Baar USC, wuxuu laaamiga u jiraa Booska Saddexaad wuxuu heystaa Jidcade 20 ku fadhiya.

Gurigan Filada Quruxda badan oo dhismihiisa dhawaan Dayactir aad u sareysa lagu sameeyey waxaa iska iibinaya Milkiyada guriga dadkii iska lahaa, isagoona wata Sabarloogo ama Dukumiinti Orjinaal ah.

Qiimo ahaan waxaa lagaaga Iibinayaa Gurigan filada ah www.aqalka.com

Haddaba haddii aad danaynayso in aad Iibsato Gurigan filada ah Fadlan la soo Xiriir Xafiisyada Shirkadda Iibinta Guryaha Aqalka Real State.


Mahadsanid

www.aqalka.com

hq@aqalka.com

TEL:+252615850555 ,

TEL +00442070960934

or uk 02070960934
AMA

Xafiiska Aqalka Real
Estate

LONDON +MUQDISHO +HARGEISA
+ BOOSAASO


Xafiiska Warqabadka Dayniile.com
Webmaster@dayniile.com
Tafatiraha Wabka Dayniile.com

Deyniilecom@hotmail.com
Webmaster@dayniile.com

Copyright © 2007 Dayniile.com All Rights Reserved

Contact Us at: Dayniilecom@hotmail.com