Dugsiga fatxul khayr Ee Barashada Diinta Waxa Uu Qadanayaa Arday Cusub Oo Ka Kooban Rag , Dumar , Caruur Qof Kasta Waxa Looga Bilaabayaa Meesha Ku Haboon Insha Allah iyo waliba galaasyo bilaw ah sida higaadoo bilaw ah carabi bilaw ah qur aan bilaw ah xadiis bilaw ah tajwiid bilaw ah siiradah rasuulka oo bilaw ah slh wslm tafsiirka qur aanka oo bilaw ah iyo waliba axkaamta salaada iyo xaqa waalidka iyo waliba wacdi guud
CASHARADA WAXA AAD HELI KARTAA BILOW . DHEXDHEXAAD IYO MURAAJICO
KA FAAIDAYSO machadka fatxul khayr
Waliba waxaad wax baran kartaa adiga oo Gurigaaga jooga iyo wakhti walba oo aad rabto.
ardaygii dhamaysta kooras ka mid koorasyada aanu dhigno ama bixino waxaanu gudoonsiin doonaa Shaahado Anfaci doonta mustaqbalkiisa.adaba kafaa idayso machadka fatxul khayr
KU DARSO
- Quraanka iyo tajwiidkiisa sidoo kale wuxuu kubarayaa luuqada carabiga iyo dhamaan culuumta shareecada ISLAAMKA kafaa idayso machadka fatxulkhayr
3 .Qorista iyo Akhrinta Carabiga
4.iyo waliba higaada oo bilaw ah akhrinta kalaxidhiidh lanbaradan TEL;free call; 0012185357064 ama kan 00252634054279 viber iyo imo whats app 63 4054279 intaba waanleeyay walaal
SKYPE NAME : FADXUL macalinka:waxa uu yahay mid aqoon badan u
leh wuxuu dhigaayo iyo khabrad badan
WWW. FATXULKHAYR.bugs3.com
ama 00252634741397