Saadaalinta wareega 8 ee Koobka Aduunka oo Rumowday,yaa soo baxay
iyadoo ay ilaa hada soo baxeeen Wadamada Brazil, Colombia,Holland vs Costa Rica Wareega 8 ee Koobka Aduunka 2014 ayaa saadaasha ugu Badan ee u soo bixida wareega 8 ay markaasi u dhici kartaa inay ku biraan 4ta soo baxay Wadamada Franca,Germany,Argentina iyo Biljam waxaana lugta Wareega 8 ay markaasi isagu dhici doonaan sida Saadaashu qeexeyso Habkaan.
;