Guddoomiyaha Galmudug Development Foundation ee Holland Maxéd Cusmaan Guure oo tacsi Qaran u diraya reer Ducaale Kaahiye

Gudomiyaha Galmudug Development Foundatiom ee Holland Mohammed Osman Gure Mamuun, iyo hooyo Saciido Cibaar Shuriye iyo dhamaan Reer Cusman Gure ( Ahmed, Abdullahi, Hassan, Deeqo, Abdifitaah, Nasteeho iyo Yasiin ) waxey ka tacsiyeynayaan geeridii naxdinta laheyd ee ku timid eedo Xaawo Guure Mamuun oo xalay ku geryootay magalada Muqdisho.


Waxaan halkaan tacsi ugu dirayaa dhamaan reer Mohammed Duaale Kahiye iyo reer Duaale Kahiye gaar ahaan:

Osman Mohammed Duaale, Fadumo Mohammed Duale, Hussein Mohammed Duaale, Muhiyafiin Mohammed duaale iyo Khalif Mohammed Duaale oo dhamaan kal joogo Torono, London, Stockholm iyo Mogadischu.

Waxaan ILLAAH kaga baryenaa in Janada kawarabiyo iyo samir iyo iman Allah ka siiyo dhamaan ehilada Hawo Gure Mamuun


Xafiiska Warqabadka Dayniile.com
Webmaster@dayniile.com
Tafatiraha Wabka Dayniile.com

Deyniilecom@hotmail.com
Webmaster@dayniile.com

Copyright © 2007 Dayniile.com All Rights Reserved

Contact Us at: Dayniilecom@hotmail.com