.png)
Bishaaro,Biashaaro Bilqeyr dhaha dadweynoow
.png)
Waxaa Dhawaan laga Furay Degmada Boondheere ee Magaalada Muqdisho Gaar ahaan xaafada Nasiib Buundo Isbitaal casri ah oo logu magac daray Somali Jarmal Hosbital,waxaana isbitaalkaan Casriga ah uu ku shaqeynayaa Qalab Casri ah iyadoo ay ka howlgalayaan Dhaqaatiir kaal duwan oo aqoon iyo waayo aragnimo u leh hoowsha ay qabanaayan mudo dheerna ku soo jiray Howlaha caafimaadka
.png)
Hadaba ka Faaideyso Fursadaan uu kuugu talagalay Maamulak Isbitaalak Somali Jarmal oo kugu soo dhaweynaya gaco Furan,qalbi wanaagsan iyo adeeg ku raali galiya oo qiimuhuna yahay mid macquul ah