Sida aan ku heleyno waresiyo laga qaadey iyo warar
la xiriira dadka qaar oo sheegaya in ay ku reysteen
daawo dhiread, kuwaas oo kala jooga Meelo badan oo somalia
ka mida iyo dalalka dibadaba ay hada kaga mahadceliyaan
Dhaqaatirta iyo Culumada Islaam-ka ay ka dhexradiyaan
dawooyinkaan kitaabada ugu danbeyntiina ay ku guuleyteen
ilaa xad in lagu reysto dawooyinka iyo Quraanka.
Cudurada la sheegay in si wanaagsan looga caafimaadey
ayaa waxaa ka mida Cudurka HIV-AIDS-ka oo dhalinyaro kala
jooga Gobolad Somaliya ay ku reyteen iyagoo ka sheekeyey
sidii looga daweeye oo aheyd Dawo dhaqameed la isku dardarey
oo uu ku daweeyey mid ka mida Dhaqaatiirta Culumada ku
Noqdey daweynta Cudurada aan dawada laheyn lagu daweynayo.
Sidoo kale waxaa Jira Cudurka Dhibaatada ku ah Dadka Bani
aadamka ee ah ee Looyaqaan Cansarka oo noocyadiisa looga
Reystey Dawo dhaqameed yadaas oo inta badan uu dadka uga
daweeyey Shiikh Maxamuud Bukhaari.
Cudurka Cansarka Noocyadiisa ay dadku sheegaan in laga
daweeyey ayaa kala ah Midka Gal Caloosha qeybaheeda
kala duwan, iyo midka Dhiiga ku faafa oo ayna kala joogan
dadkaan Gobolada Waqooyiga Somaliya iyo gobolada Dhexe
iyo xitaa koofurta Somaliya ayeyna kala joogaan dadkaas.