Home » Search in archive Search results for: “1”

Gaas oo sheegay La Tashi La’aan ayuu Madaxweyne Ku-xigeenka Ugu Qeyb Galay Shirka Madasha

img_3692-620x330

Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr C/wali maxamed Cali (Gaas) oo maanta dib ugu laabtay Magaalada Garoowe eee caasimada Maamulka Puntlnd ayaa ka hadlay arrimo dhowr oo ku saabsan xaaladda Soomaliya iyo safaradii uu ku tagay dalalka Shiinaha iyo Kenya. Ugu horeyntii Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr C/wali Maxamed Cali (Gaas) ayaa go’aan qaldan ku tilmaamay sida Madaxweyne […]

December 10th, 2016 | Posted in WARARKA GUUD,WARARKA MAANTA | Read More »

Gaari ay Ku Xirneed Taarikada Somali-land oo Loo Adeegsaday Qaraxii Siinka dheer

15356727_10154822134144583_1388004883634737770_n

Taliska Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Soomaliya ayaa sheegay in Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha  qarxa islamarkaana Caasi ahaa oo ku qarxay Kantaroolka Deegaanka Siinka dheer ee duleedka Magaalada Muqdisho. Taliska Hay’adda NISA ayaa sheegay in gaariga uu qarxay xili uu baarayay askari ka Tirsanaa Ciidamada Nisa halkaasna uu askariga oo qur ah uu ku […]

December 10th, 2016 | Posted in WARARKA GUUD,WARARKA MAANTA | Read More »

Maalinta Xuquuqda Aadanaha oo Maanta Muqdisho lagu qabtay.

dsc00764

Munaasabad lagu maamuusayay maalinta xaquuqda aadanaha ayaa lagu qabtay hoteelka jazeera ee magaallada muqdisho. Munaasabada oo si heer sare loo agaasimay ayaa Waxaa ka qeybgalay qeybaha bulshada oo xafladda lagu casuumay sida: Xildhibaanno, Ururada dhalinyarada, ururada Naafada, iyo Saxafiyiin. Halku dhigga sanadkan ee xaquuqda aadanaha ayaa ah “Maanta u istaag Xuquuqda Qof kale” Intii ay […]

December 10th, 2016 | Posted in WARARKA GUUD,WARARKA MAANTA | Read More »

Mareykanka oo ciidamo u diraya Suuriya si ay gacan uga gaystaan in Raqqa laga qabsado IS

_92915283_60578cc4-61ad-4087-b4e2-cc7bd37374e5

Dagaalyahanada Kurdiyiinta iyo Carabta Sunniyiinta ayaa weerrar ay ku qaaday magaalada Raqqa si ay uga qabsadaan IS Mareykanka ayaa sheegay inuu ciidammo kale oo tiradoodu dhan tahay 200 u dirayo dalka Suuriya si ay ula dagaallamaan kooxda sheegata Dowladda Islaamka. Xoghayaha gaashaandhigga Mareykanka, Ash Carter, oo ka hadlay shir jaraa’id oo ka dhacay dalka Baxreyn, […]

December 10th, 2016 | Posted in WARARKA GUUD,WARARKA MAANTA | Read More »

U codee Ilwaad Elman

fb_img_1481369609836

. Gabadha da’da yar ee uu dhalay Halyeeygii Elman Cali Axmed, ayaa ka soo dhex muuqatey tartanka abaalmarinta Dhallinyarada Afrika. Ilwaad haddii ay gudoomato abaalmarintan waa mid si guud milge iyo maamuus ugu ah umadda Soomaaliyeed, si gaar ahna Dhallinyarada iyo haweenka Soomaaliyeed. Haddaba ugu horreyn gabdhaha Soomaaliyeed waa inay codkooda u huraan Ilwaad. Sidoo […]

December 10th, 2016 | Posted in WARARKA MAANTA | Read More »

Fanaanka Farxaan Xidig oo sheegay in Gen. Cabdi buur uu Weeraray Asaga Ergadiisiiba sidaasna looga rayey

maxresdefault

Fanaanka Caanka ah ee lagu Magacaabo Axmed Cabdi Faahiye islamarkaana ku Magac dheer Farxaan Xidig oo maanta ka mid ahaa Musharaxiintii u Tartamay Kuraasta Xubnaha Aqalka Hoose ee Beelaha Waqooyi ayaa sheegay in Asaga iyo Ergadiisii uu Qori u Isticmaalay Gen. Cabdi Maxamed Cismaaciil oo loo yaqaan Cabdi Buur. Farxaan Xidig ayaa sheegay in Doorashada […]

December 10th, 2016 | Posted in WARARKA GUUD,WARARKA MAANTA | Read More »

Magacyada Xildhibaanada gobolada Waqooyi ee maanta la doortay iyo Codadkaay heleen

doorashada

Waxaa Maanta Mar kale Magaalada Muqdisho ka bilowday doorashada Xubnaha Aqalka Hoose ee Baarlamaanka ee ka imaanaya Beelaha gobolada Waqooyi. Doorashada oo haatan ka socota Muqdisho ayaa waxaa Kursiga Koowaad ku guuleystay Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Soomaaliya maxamed Cabdi Xayir Maareeye Waxa uuna helay Codad gaaraya 51 Cod halka Musharaxiin la tartamaayay uusan wax cod ah […]

December 10th, 2016 | Posted in WARARKA GUUD,WARARKA MAANTA | Read More »

Qarax tareen oo Bulgaria ku dilay 4 qof

_92914720_19d61d4a-478d-4599-a662-2b543cc5084f

Dhismooyin badan ayaa waxaa waxyeeleeyay qaraxa Afar qof ayaa dhintay kaddib markii uu khadka ka baxay tareen kaddibna uu ku qarxay dalka Bulgaria, kooxaha gurmadka degdega ayaa sidaa sheegay. Dhowr qof oo kale ayaa sidoo kale shilka ku dhaawacmay, iyadoo tareenku uu dhibaato gaarsiiyay ugu yaraan 20 dhisme oo ku yaal tuulada Hitrino. Dadka halkaasi […]

December 10th, 2016 | Posted in WARARKA GUUD,WARARKA MAANTA | Read More »

Sirdoonka Mareykanka oo Ruushka ku eedeeyey  faragelin in uu sameeyay si uu u sare ugu qaado Trump’

_92913786_97823128-60c7-4eb1-b073-0bd9f4409bcc

Mid ka mid ah doodihii kulalaa ee dhexmaray labadii musharax ee xilka madaxweynaha Mareykanka Wakaaladaha sirdoonka Mareykanka ayaa rumaysan in Ruushka uu u howlgalay si qarsoodi ah si uu u xoojiyo Donald Trump tartankii doorashada ee dalka, waxaa sidaa wargeyso caan ah u sheegay saraakiisha Mareykanka. Warbixin lagu qoray wargeyska New York Times ayaa sheegaysa […]

December 10th, 2016 | Posted in WARARKA GUUD,WARARKA MAANTA | Read More »

Wasiir Maareeye oo helay 51 Cod iyo ninkii la tartamayey oo 0 doorashada ka socota Muqdisho

maareeye

Wasiirka Warfaafinta dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareye ayaa kusoo baxay doorashada gobolada Waqooyi ee ka socota Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya. Wasiirka Maareeye ayaa waxaa la tartamayay Axmed Maxamed Cumar. Wasiir Mareeye ayaa helay Codad Gaaraya 51 Halka Axmed Maxamed Cumar uu helay 0 Wasiir Maareye ayaa xaqiijiyay kamid noqoshada Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya.

December 10th, 2016 | Posted in WARARKA GUUD,WARARKA MAANTA | Read More »

Recently Commented